Xog cusub oo laga bixiyay qaabkii loo dilay Bilaal Al-Sudani iyo kooxdii dilkaasi fulisay

Labaatan xubnood oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran Mareykanka ee loo yaqaan SEAL Team 6 ayaa dilay hoggaamiyihii Daacish Bilaal Al-Sudani, weerarkan ayaana Mareykanka u fuliyeen si lamid ah kii lagu dilay Usaama Bin Ladin sanadkii 2011-kii. Hoggaamiyaha la dilay ee Al-Sudani ayaa Mareykanka ku eedeeyeen in uu mas’uul ka ahaa qaraxii … Continue reading Xog cusub oo laga bixiyay qaabkii loo dilay Bilaal Al-Sudani iyo kooxdii dilkaasi fulisay